Pages

Thursday, September 9, 2010

BAAQ TAAGEERO: Beesha Jaarso oo u Hambalyeyneysa Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar



09/09/2010 Anagoo Ah isutaga Jaaliyadaha Beesha Jaarso Ee Ku Kala Nool Wadama Uk, USA, Canada,Sweden,Autralia iyo Dhamaan Daafaha Dunida Waxaan Halkan Taageero,Hambaliyo iyo Bogaatin uga Diraynaa Madax Waynaha Cusub Ee Dawlada Deegaanka Soomalida Mudane Cabdi M.Cumar Waxaaana u Rajaynaynaa inuu Noqdo Madax Wayne Dalkiisa iyo Diintiisaba Wax u Qabta




Anago Ka Dharagsan Markuu Ahaa Hoganka Nabadgaliyada Sidii Wanaagsaneed Ee uu uga Shaqeeyay Habsami u Socodka Nabad galiyada Deegaanka iyo Cadalaada iyo Sinaanta umada Taas oo uu Ka Dheeraa Garabsiinta u Dhaxaysa Qabiilada Somaliyeed Ee Ku Nool Deegaanka



Waxaanan Aaminsanahay inuu Yahay Madax Wayne u Qalma Booskan Loo Magacaabay isla Markaana Ah Nin Ka Soo Bixi Kara Ahna Nin u Jajaban Wax u Qabashada iyo Horumarka Deegaanka Mudane Madax Wayne Waxaan Alle Kuu Baryeenaa inuu Kuu Dhib Yareeyo Hawshan Culus Ee Laguu Dhiibay Kaana Dhiga Qof Sida ugu Wanaagsan uga soo Baxa islamarkaana Ka shaqeeya Horumarka Deeganka iyo La Dagaalanka Qabyaalada,Gaajada,Jaahilnimada iyo Nabadiidka



Waxaan Mar labaad soo Dhawaynaynaa Dawlada Cusub Ee uu Soo Dhisay Mudane Cabdi M.Cumar Waxaanan La Garab Taaganahay Hadaan Nahay Beel Waynta Jaarso Hiil iyo Hooba



Dawladana Cusubna Waxaan u Rajaynayna inay Noqdaan Dad Ka Fog Qabyaalada iyo Musuqmaasuqa insha Allah Allaha idiinla Garab Kalo Hawshan La idiin igmaday



Afhayeenka isutaga Jaaliyadaha Beesha Jaarso

Ing. Mohammed Abdi

Email:jaarsoyouth@hotmail.com



Wabilaahi Tawfiiq

No comments:

Post a Comment