Subject : War saxaafadeed ay soo saartay beesha JAARSO
October 16, 2011
Ururka Dhalinyarada Qurbo Joogta BeeshaJAARSO Ee Waqooyiga America.
War saxaafadeed ay soo saareen jaaliyaddaJAARSO ee Waqooyiga America:
KU: Madaxweynaha DDS – Ethiopia, Cabdi Muxumed Cumar
KU: Baarlamaanka DDS – Ethiopia
KU: Dhamaan Salaadiinta/Ugaasyada beelaha Soomaaliyeed ee dega kililka 5aad
Sida akhristoow laga yaabo inaad ka warhaysid ba waxaa dabayaaqadii sanadkii tegay yimid carrigan Maraykanka gaar ahaana magaalada Minneapolis, Minnesota (USA) madaxweynaha imika talada haya ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia (DDS) mudane Abdi Mohamud Omer iyo wafti uu hogaaminayay isagoo markaas socdaalkiisu ahaa sidii uu wada tashiyo ula samayn lahaa qurbo joogta deegaanka Soomali galbeed kasoo jeeda ee guud ahaan Maraykanka jooga, gaar ahaana kuwo ku nool gobolka Minnesota oo ah sida la sheego halka qudha ee shacabka Soomaali galbeed ku badan yihiin.
Hadaba socdaalkii Mudane Abdi Mohamud Omer iyo waftigii uu hogaaminayay waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Maraykanka gaar ahaana magaalada Minneapolis oo ahayd halka uu shirweynuhu ka dhacay, maalin uun kadib markii shirku dhacay ayuu madaxweyne Omer bilaabay inuu beel –beel ula kulmo beelaha kasoo jeeda Soomaali Galbeed ama Soomaalida Ethiopia. BeeshaJAARSO waxay ka mid ahayd beelihii la kulmay
madaxweynaha iyo waftigii uu hor kacayay waagaas. Waxaan kala hadalnay
sidii beesha JAARSO xaqii ay kililka 5aad ku lahaayeen
loo siin lahaa. Hadii aan nahay aqoonyahankii, culumaa’udiinkii iyo
waxgaradkii qurbo joogta beesha JAARSO ee Waqooyiga America waxaan aad ula
yaabnay sida xaqdarada ah ee loo dhisay maamulka degmada Tuli – Guuleed
oo ahayd XUNDHURTII beesha JAARSO .
Waxaa isweydiin mudan yaa u qalma in lasiiyo jago gudoomiye ama badhasaab?. Jawaabtu waxa weeyaan had-ba beeshii ubadan deegaan ahaan. Maadaama sida caadiga ah marka degmo maamul loo dhisayo ay tahay in shacabka degmada degan afti laga qaado si’ay codkooda u dhiibtaan.. Balse nasiib darro taasi inay dhacdo iska daaye, odayaashii beesha waa loo caga jugleeyay waxaana loogu hanjabay haday juuq yidhaahdaan inay xabsiyada ku qudhmi doonaan. Waxaa intaas dheer in iyadoon afti laga qaadin shacabkii ku dhaqnaa degmada Tuli ayay mas’uuliyiintii kililku maamul usameeyeen degmadii. Taasi waxaan u aragnaa cabudhis iyo xoog loo sheeganayo beeshaJAARSO .
Sidaan wada ogsoonahay beeshaJAARSO xaqii ay ku lahayd DDS dhexdeeda kama
aysan helin. Taniyo labaatankii sano ee lasoo dhaafayna waa la
duudsinayay. Intaas waxaa u dheer in la gacan bidixaynayo iyadoo loo
aanaynayo berri bay ismaamulka OROMIA naga raaceen. Waxaase akhristoow
wax lala yaabo ah inaan horta la is warsan maxaa Degmada JINACSANI ku
kalifay inay ku biirto maamulka OROMIA? Jawaabtu waxa weeyaan sidan.
Dhariga maxaa karka ka keena? Waa kulaylka.
Taariikhda dib ha loogu laabto, cashuurtii Degmada JINACSANI laga qaadi jiray waagaas taliskii xukumaayay wakhtigaas si badheedha ayuu Gobolka Ji-Jiga u geysan jiray, iyadoon shacabka JINACSANI waxba loo hambayn!
Adeegyadii daruuriga ahaa ee markaas degmadu ubaahnayda waxba looma qaban, iska daa in dariiqyo loo dhiso ama dugsiyo loo sameeyee. Xitaa taliskii DDS waagaas umuu san quudhin in degmada JINACSANI loo aqoonsado degmo maadaama ay tahay degmo ay hoos yimaadaan in kabadan 30 tuulo.
Annagoo intaas oo dulmi nalagu sameeyay ayaa imikana waxaa kuwaas oo dhan kasii daran in Dawlad Deegaanka Soomaalida – Ethiopia (DDS) ay xidheen labo wiil oo dhalinyaro ah oo garab rarato oo kasoo jeeda beeshaJAARSO . Waxaa
lakala yiraahdaa labada wiil ee sida xaqdarada ah lagu xidhay
Ahmed Daahir iyo Abdiwahab Hussein Laag. Taasoo imika mudo bil iyo hal todobaad laga joogo qiyaastii ay ku xidhan yihiin mid kamida jeelasha Ji-Jiga. Iyadoon wax maxkamada la horkeenin. Tani waa cadaalad darro! Mid ay beeshaJAARSO aqbali kartana maaha. Waxaan
codsanaynaa in si bilaa shuraad ah lagu sii daayo innamadaa sida sharci
darrada ah lagu xidhay.
Waxaan ilo lagu kalsoon yahay ka helnay in sababta loo xidhay lagu xidhiidhinayo war saxaafadeed ay beeshaJAARSO soo saartay bil ka hor, oo ay
xaqeedii ku doonaysay. Warsaxaafadeedkaasi muusan ahayn mid shakhsi,
beel ama dowlada kililka 5aad wax udhimaayay. Balse waxa uu ahaa mid
beesha JAARSO ay xaqeeda ka maqan ay ku
weydiisanaysay.
Waxaan mar labaad xasuusiinaya madaxweyne Abdi Muhumed Omer iyo xakuumada uu madaxda ka yahay in hadii aan wiilasha beeshaJAARSO kasoo
jeeda aan sida ugu dhakhsaha badan jeelasha Ji-Jiga looga soo daynin,
inaan kalsoonidii iyo taageeradii aan u haynay DDS aan kala laaban doono
si deg-deg ah. Ugu danbayntii hadii aan jawaab deg-deg ah ka wayno DDS,
waxaa qurbo joogta beesha JAARSO ee USA iyo Europe ka go’an in ay
xaqooda ka raadin doonaan dowlada FEDERAL – ka Ethiopia, warbaahinada
caalamka ee afka – Soomaliga ku hadlana ay cabashadooda u gud-bin
doonaan.
Ugaas Said Ugaas Ahmed Ali Ibrahim
Af-hayeenka qurbo joogta beeshaJAARSO
E-mail: ducoqabe2001@yahoo.com
Tel: 011-612-454-0308 (USA)
October 16, 2011
Ururka Dhalinyarada Qurbo Joogta Beesha
War saxaafadeed ay soo saareen jaaliyadda
KU: Madaxweynaha DDS – Ethiopia, Cabdi Muxumed Cumar
KU: Baarlamaanka DDS – Ethiopia
KU: Dhamaan Salaadiinta/Ugaasyada beelaha Soomaaliyeed ee dega kililka 5aad
Sida akhristoow laga yaabo inaad ka warhaysid ba waxaa dabayaaqadii sanadkii tegay yimid carrigan Maraykanka gaar ahaana magaalada Minneapolis, Minnesota (USA) madaxweynaha imika talada haya ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia (DDS) mudane Abdi Mohamud Omer iyo wafti uu hogaaminayay isagoo markaas socdaalkiisu ahaa sidii uu wada tashiyo ula samayn lahaa qurbo joogta deegaanka Soomali galbeed kasoo jeeda ee guud ahaan Maraykanka jooga, gaar ahaana kuwo ku nool gobolka Minnesota oo ah sida la sheego halka qudha ee shacabka Soomaali galbeed ku badan yihiin.
Hadaba socdaalkii Mudane Abdi Mohamud Omer iyo waftigii uu hogaaminayay waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Maraykanka gaar ahaana magaalada Minneapolis oo ahayd halka uu shirweynuhu ka dhacay, maalin uun kadib markii shirku dhacay ayuu madaxweyne Omer bilaabay inuu beel –beel ula kulmo beelaha kasoo jeeda Soomaali Galbeed ama Soomaalida Ethiopia. Beesha
Waxaa isweydiin mudan yaa u qalma in lasiiyo jago gudoomiye ama badhasaab?. Jawaabtu waxa weeyaan had-ba beeshii ubadan deegaan ahaan. Maadaama sida caadiga ah marka degmo maamul loo dhisayo ay tahay in shacabka degmada degan afti laga qaado si’ay codkooda u dhiibtaan.. Balse nasiib darro taasi inay dhacdo iska daaye, odayaashii beesha waa loo caga jugleeyay waxaana loogu hanjabay haday juuq yidhaahdaan inay xabsiyada ku qudhmi doonaan. Waxaa intaas dheer in iyadoon afti laga qaadin shacabkii ku dhaqnaa degmada Tuli ayay mas’uuliyiintii kililku maamul usameeyeen degmadii. Taasi waxaan u aragnaa cabudhis iyo xoog loo sheeganayo beesha
Sidaan wada ogsoonahay beesha
Dhariga maxaa karka ka keena? Waa kulaylka.
Taariikhda dib ha loogu laabto, cashuurtii Degmada JINACSANI laga qaadi jiray waagaas taliskii xukumaayay wakhtigaas si badheedha ayuu Gobolka Ji-Jiga u geysan jiray, iyadoon shacabka JINACSANI waxba loo hambayn!
Adeegyadii daruuriga ahaa ee markaas degmadu ubaahnayda waxba looma qaban, iska daa in dariiqyo loo dhiso ama dugsiyo loo sameeyee. Xitaa taliskii DDS waagaas umuu san quudhin in degmada JINACSANI loo aqoonsado degmo maadaama ay tahay degmo ay hoos yimaadaan in kabadan 30 tuulo.
Annagoo intaas oo dulmi nalagu sameeyay ayaa imikana waxaa kuwaas oo dhan kasii daran in Dawlad Deegaanka Soomaalida – Ethiopia (DDS) ay xidheen labo wiil oo dhalinyaro ah oo garab rarato oo kasoo jeeda beesha
Ahmed Daahir iyo Abdiwahab Hussein Laag. Taasoo imika mudo bil iyo hal todobaad laga joogo qiyaastii ay ku xidhan yihiin mid kamida jeelasha Ji-Jiga. Iyadoon wax maxkamada la horkeenin. Tani waa cadaalad darro! Mid ay beesha
Waxaan ilo lagu kalsoon yahay ka helnay in sababta loo xidhay lagu xidhiidhinayo war saxaafadeed ay beesha
Waxaan mar labaad xasuusiinaya madaxweyne Abdi Muhumed Omer iyo xakuumada uu madaxda ka yahay in hadii aan wiilasha beesha
Ugaas Said Ugaas Ahmed Ali Ibrahim
Af-hayeenka qurbo joogta beesha
E-mail: ducoqabe2001@yahoo.com
Tel: 011-612-454-0308 (USA)
Waxaa wax lugu qosla ah amaanta faraha badan ee Abdi ilay lakortaagan tihiin iyo taageerada meel weyday eed laboodboodasan.Maamulka kililka shanaad ood xaq kaheshid dayee magacan aad laboodboodaysaan baa lawaayi.waxase mash xashxarddnu ubadatay yaan lagaranaynba.Waxaase loobaahanyahay in xuuqda raganimo lagu sooo dhacsado diyaargaraw degdegana lagalo la iskadhiciyo xaqdarada noocana wayn ahayn,waliigin doon baydun kudanbayn.
ReplyDelete